Uncategorized Abwaan Sangub Maanso - Maanso (duq dhurwaa) curriye abwaan jaamac nuux muuse ninbaa awr damaaniyo dameer waa la haan jiray duq dhurwaaya baw yimi dabadeed la. Abwaan singub ayaa burburkii kaddib ku noolaa dalka jabuuti oo uu kusoo dhaweeyey madaxweyne cismaaciil cumar geelle, asagoo waayadii dambena u wareegay magaalada muqdisho.